Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

53

Barnaamijka 18aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Sida ugu haboon ee wax loo beerto,ujeedada Barnaamijka ayaa ah siddii loo kordhin lahaa Aqoonta wax soosaarka iyo Xirfada Dhageysatayaasheena.

Mowduuca Maanta ayaa ah Hordhaca adeegsiga wanaagsan ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada iyo Goosashada Dalagyada,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 11/12/2022,Barnaamijkani oo ah kii 18aad ee Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 18AAD EE BEERAHA