Wareysi Drs.Xaawo Maxamuud Maxamed oo ah Dhaqtarada guud ee Haweenka kana howlgasha Isbiraalka Gedo Jeneral Hospital ee ku yaala degmada Baardheere.

76

Isbitaalka Gedo Jeneral Hospital  ee ku yaala degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa uu ka mid yahay sbitaalada ka furan,balse Isbitaalkan ayaa kuwa kale waxaa uu kaga duwan yahay Noocyada kale gedisan ee Qalabka ay isticmaalayaan iyo Dhaqaatiirta ka howl galeysa  oo aan horey deegaanka ugu jirin.

Drs.Xaawo Maxamuud Maxamed oo ah Dhaqtarada guud ee Qaabilsan Caafimaadka Dumarka,mar aan maanta ku Booqdey Xarunta Isbitaalka Gedo Jeneral Hospital oo ay ka howl gasho ayaa waxaan la yeeshay  Wareysi  ku saabsan Adeegyada Caafimad ee ay u Qabato Bukaanada Haweenka ee soo gaara  isbtaalka iyo Xanuunada ugu daran ee ay ka cabanayaan,waxayna tiri?

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA DRs XAAWO MAXAMUUD OO DHAMEYSTIRAN