Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhiggiisa Jabuuti kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada...
SAWIRO:- Shirka Golaha Fulinta Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA oo Maanta furmay
Shirka Golaha Fulinta Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya
Shirka waxaa looga hadli...
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in gurmad ay u baahan yihiin dalal ay ku jirto...
Volodymyr Zelenskyy madaxweynaha dalka Ukraine, ayaa sheegay in dalal ay Soomaaliya ku jirto ay wajahayaan xaalad bini’aadanimo oo aad u daran.
Zelenskyy ayaa soo hadal...
TPLF oo isaga baxday furimihii dagaalka
Ciidamada jabhadda TPLF ayaa sheegay in ay ka baxeen inta badan furimihii dagaalka ay kaga jireen kadib heshiis ay la gaareen dowladda federaalka.
Hoggaanka ciidamada...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir ka daah-furay Garoowe
Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Daah-furay Shirka dibu-eegista Mashruuca JPLG iyo Qorshaha Sanadka 2023.
Kulanka oo soconaya mudo Laba...
Dagaal ka socda degaanno hoostaga degmada Aadan-yabaal
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka degaanka & Al-Shabaab ayaa ka socda degaannada Boos-caduur & Warta-dibi samatar oo hoostaga degmada Aadan-yabaal ee...
Wariyeyaasha Muqdisho oo ka cabanaya dowladda Soomaaliya
kulan ay soo qabanqaabiyeen Somali Journalists Syndicate – SJS iyo Somali Media Association -SOMA oo ay ka qeybgaleen saxafiyiinta iyo Madaxda warbaahinta madaxa-bannaan ayaa...
Madaxweynaha Puntland oo kulan gaara ah la qaadanaya Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada muqdisho ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu Xarunta Madaxtooyada ee...
Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay howlgal duqeyn ah uga qeyb qaadanayaan dagaalka ka...
Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Soomaaliya ayaa shaaciyay in ATMIS ay diyaar u yihiin inay sii wadaan taageerada howlgalka dhinaca cirka ah ee Ciidamada...
Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha
Barnaamijka 17aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Sida ugu haboon ee wax loo beerto,ujeedada Barnaamijka ayaa ah siddii loo kordhin lahaa Aqoonta...


















