Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku riday Sarkaal loo haysto Weerarkii Garoonka Aadan...

0
Lix iyo Sodon jirkan ku dhashay Jamaame ayaa ka soo mid ahaa Military-ga ilaa Dowladdii Cabdullaahi Yusuf laakiin waxa uu ka haray Liiska Ciidamada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray degmada Aadan-yabaal

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminay  ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo...

RW Xamsa: Waxa aan aragnaa Bulshada Qatar oo ku faraxsan maalinta Qarannimada

0
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka iyo dowladda Qatar ugu hambalyeeyay munaasibadda maalinta ‘Qaranimada Qatar’. Xamsa ayaa sheegay in dowladda Qatar ay...

Shirka Madaxda Afrika iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka oo Maanta ka furmaya magaalada Washington

0
Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Washington ee dalka Mareykanka uu ka furmo Shirka u dhaxeeya hoggaamiyaasha Afrika iyo Madaxweynaha dalkaasi...

RW Xamse oo Maamulka G/Banaadir kaal hadlay sugidda Amniga gobolka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi  Barre ayaa maanta kulan muhiim oo ku saabsan sugidda amniga magaalada Muqdisho la qaatay maamulka cusub ee...

Lafta-Gareen oo Sheekh Aadan Madoobe ku go’doomiyey Xudur

0
Madaxweyaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa ku go’doomiyay Guddoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) degmada Xudur...

Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga

0
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Caali Jeyte Cismaan ayaa isaga baxay xubinimadda Gudiga Maaliyadda ee taaku-leeynta ciidamada Dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan. War kasoo baxay  Gudoomiyaha Gobalka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Odayaasha Dhaqanka Bakool kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Degmada...

Degmada Dolow oo ay ka socoto Wada hadalo

0
degmada Dolow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka soconaya Dadaalo la doonayo in lagu xaliyo khilaafad soo kala dhax gelay Maamulka Gobolka Gedo iyo...

IMF oo bogaadisay hanaanka dib-u-habeynta Dhaqaalaha Soomaaliya

0
Hay’adda lacagta adduunka IMF ayaa bogaadisay dadaalka hanaanka hufnaanta ah ee dowladda Soomaaliya ay ka sameysay maaliyadda. IMF ayaa warbixinteeda ku sheegtay in ay Soomaaliya...

XULASHADA