Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay

0
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay, munaasabad casho sharaf ah oo lagu...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhaxal-sugaha Sucuudiga kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir...

Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

0
Barnaamijka 18aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Sida ugu haboon ee wax loo beerto,ujeedada Barnaamijka ayaa ah siddii loo kordhin lahaa Aqoonta...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo kala saxiixday Iskaashi dhinaca Booliiska ah

0
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar iyo dhiggiisa dalka Ethiopia General Damelesh Garbamichel ayaa magalada Addis Ababa ku kala saxiixday iskaashi Amniga...

Ciidamada ammaanka oo nin hubeysan ku toogtay magaalada Muqdisho

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada ammaanka ka fuliyeen qaybo ka mid ah degmada Waabari ee gobolka...

American journalist Grant Wahl dies after collapsing at Qatar World Cup

0
DOHA — Prominent American journalist Grant Wahl has died in Qatar after collapsing while covering the World Cup, sparking an outpouring of shock and...

Shirkadda Apple oo wax soo saarkeeda Telefoonada ka wareejinaysa Shiinaha

0
Wargeysaka Wall Street Journal ayaa sheegay in shirkadda telefoonada soo saarta ee Apple inay dardargelinayso qorshaha ay uga guurayso dalka Shiinaha iyada oo wax-soosaarkeeda...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Madax iyo Xubno katirsan Al-shabaab. Dowladda Soomaaliya...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Moqokori

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada...

XULASHADA