Diyaarad xamuul oo gargaar isugu jira Raashin iyo Agab xaga Hoyga ah oo galabta la keenay Baardheere.

58

Gargaarkan oo ahaa kii ugu horeeyey ayaa gaaraya ilaa 500 oo Qoys.howshan.waxaana degmada soo gaarsiiyey.Hay.adda Gargarka Masiibooyinka Qaranka oo ay wehelinayeen Senetat Farataag iyo Wasiiir Axmed
Daqare.

Maamulka Baardheere ayaa soo dhaweeyey Kaalmadan,waxayna sheegeen in baahi weyn loo qabo siddii la caawin lahaa kumanaan Qoys oo ku Barakcay Fatahaadii uu sameeyey Togga weyn.