Golaha Wasiirrada oo maanta soo saaray go’aamo muhiim ah

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah...

Cabdiraxmaan Cirro oo si kulul uga hadlay dagaalka Laas-Caanood

0
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in dagaalka Laas-Caanood uu yahay dagaal sokeeye. Wuxuu ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland in dadkii mideysnaa...

Xagla Toosiye : Waxan Caddaynaya in aan gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland

0
Guddoomiyihii Ururka Shacabka ee Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye, ayaa sheegay in uu ka baxay siyaasada Somaliland colaada Laascaanood darteed. Xagla Toosiye oo u...

Ciidan ka madax-banaan ATMIS oo ku soo wajahan Soomaaliya

0
Ciidamo ka socda dalalka Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya, kana madax-banaan howlgalka kumeel-gaarka ee Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS, ayaa ku soo wajahan dalka...

Somaliland oo sheegtay inay ka warheleen in ay weerar kusoo yihiin Ciidamada Puntland

0
Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan in Ciidamada kala duwan ee Maamulka Puntland ay weerar kusoo yihiin Ciidamadooda ku sugan...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 02-03-2023 (Episode-9)

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya oo war murtiyeed ka soo saaray xaaladda Laascaanood

0
Wakiilo ka kala socday dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Qatar, Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin colaadda ka taagan magaalada Laascaanood, sida...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharci muhiim ah

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaa ansixinta hindise sharciyeedka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tagaya Kismaayo

0
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland uu tago Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...

in ka badan 20 qof oo ku geeriyootay shil ka dhacay dalka Gariiga

0
Dawlada Gariiga in ayaa sheegtay in ugu yaraan 29ka qof ay ku dhinteen 80 kalenaya ay ku dhaawacmeen ka dib marki ay laba tareen...

XULASHADA