Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 27-04-2023 (Episode-17)

50

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

ASC, Fadlan la dega Barnaamijka Wadaaga SOMA ee Todobaadkaan, oo la doonayo inaad baahisaan laba jeer.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha TodobaadkanMaxay tahay in la sameeyo si ay usoo muuqato kaalinta bulsho ee dadka qaba baahiyaha gaarka ah?

Mahadsanidiin.

Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA (Episode-17)