Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo joojin ku Sameeyay guddiga maamulka Hawada
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay guddiga maamulka hay’adda Duulista...
Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadka...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa ka horyimid guddiga adeega Xajka sanadka 1444/2023 oo uu...
Waa sidee Xaalada Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool?
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegayaa in Xiisad dagaal ay ka Taagan tahay duleedka Waqooyi Magaalada laascaanood ee Xarunta gobolka Sool halkaas ay...
Madaxweyne Xasan sheekh & Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku kulmay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha...
Wararkii ugu dambeeyay weerar qaraxyo ku billaawday oo lagu qaaday degaanka Janaay Cabdalle
Waaberigii hore ee saaka Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku billaawday qaraxyo ku qaaday Saldhig Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin...
Dowladda Britain oo dhaqaalaha ka joojisay ciidamada Somaliland
Dowladda Britain ayaa shaacisay in ay gebi ahaanba joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay Wasaaradda Difaaca ee Maamulka Somaliland, sida lagu xusay qoraal ka soo...
Waa sidee Maanta xaaladda Magaalada Laascaanood?
Xaaladda Magaalada Laascaanood, ayaa dagan shalay illaa iyo maanta.
Magaalada waxaa haatan kusugan ciidan fara badan iyo dhalinyaro.
Waxaa furan bakhaaro dhawr ah, iyo illaa iyo...
Sacuudiga oo xukun dil ah ku fuliyay laba Rag ah
Labo Nin ayaa lagu dilay magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga, kadib, markii lagu helay Falal-dembiyeed culus, sida ay baahisay Wakaallada Wararka ee Saudi Press...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Amiirka dalka Qatar?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool...
Guddoonka Baarlamaanka oo Magacaabay Guddi dib u Eegis Dastuur.
Guddoonka labada aqal ayaa soo kala saaray labo warqado ay ku magacaabayaan xubno ka tirsan baarlamaanka kuwaa oo dib u eegis kusoo sameynaya qodabo...


















