Sirdoonka Turkiga oo dilay hoggaamiyihii Daacish
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa sheegay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay Suuriya ku dileen hoggaamiyihii Daacish Abuu Xuseen Al-Qurashi.
“Hawlgal ay hay’adda Sirdoonku shalay ka...
Wafdi ka socda DFS oo Shir Caalamiga ah uga qeyb galaya dalka Switzerland
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Dr. Aadan Ibraahim Aw Xirsi iyo wefti khubaro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaarey Magaalada Geneva...
Willian Ruto: Sidee 54 Waddan Afrikaan ah ugu Fashilmi karaan u ururinta $80m Soomaaliya?
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay Midowga Afrika in aanu xamili karin la tacaalidda arrimaha Afrika kaddib muddo ka badan 60 sano oo uu...
Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Todoaad kasta Barnaamijka Beeraha,Q32 aad
Barnaamijka 32aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Habka waxbeershada Fiican diyaarinta Dhulka iyo habka...
Xildhibaan CC Warsame: “Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6-Whatsapp group ka billawda kan beesha...
Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo...
Soomaali hor leh oo laga daad gureeyay colaada Suudaan
Dagaal culus ayaa xalay mar kale ka bilowday qeybo kamid ah caasimadda dalka Sudan ee Magaalada Khartoum, waxaana dhinacyada ku dagaallamaya dalkaasi ay sheegeen...
Dowladda Hindiya oo ballan qaad u sameeysay Soomaaliya
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Hindiya Axmed Cali Daahir ayaa kulan...
Madaxweyne Deni oo dowladda federaalka ku dhaliilay dagaalka Laascaanood
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay magaalada garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa ku dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya qaabka ay u wajahday...
Madaxweynaha Jubbaland oo 5 Sano kadib la heshiiyay Itoobiya lana kulmay Madax katirsan dalkaas
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) ayaa socdaalkii u horreeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, tan iyo sanadkii 2019 wixii...
Golaha Wakiillada Maraykanka oo diiday in ciidamada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya
Golaha Wakiiladda dalka Maraykanka ayaa diiday qaraar lagu dalbanayay in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya lagasoo saaro sanad gudihiis, marka laga reebo kuwa...


















