Ka dhageyso Radio MarkableyBarnaamijka Wadaaga SOMA 01-06-2023 (Episode-22)

13

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Sidee waxbarasho ku filan loogu heli karaa carruurta gaartay da’da waxbarashada ee aan weli helin fursada?

Mahadsanidiin

Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator.

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA (Episode-22)