KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

16

Barnaamijka Todobaadlaha  ee Maanta ayaan ku eegi doonaa, Qodobada aas aaska u ah isku dhafka ah Dalaga iyo  sida loo maareeyo Cayayaanka

Barnaamijkan oo ah kii 38aad  ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 11/6/2023 Barnaamijkani oo ah kii 38aad ee Tiirarka Maareynta iyo ka hor taga Cayayaanka.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA