Jabuuti oo saxeexday heshiis ay ku sameysaneyso dayax-gacmeed

0
Mas’uuliyiinta dalka Jabuuti ayaa heshiis horudhac la galay koox qaabilsan teknooloojiyadda hawada sare oo ka socota Hong Kong kasoo ku saabsan horumarinta qalabka iyo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ciidanka ATMIS kala hadlay sugida Amniga Shirka Baydhabo

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan saacado socday la qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta qeybta 3-aad ee...

Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

0
Barnaamijka 22aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Habka Wanaagsan ee wax beershad,Mowduuca Maantana waxaa uu ku saabsan yahay Waraabka iyo maareeynta Biyaha...

Kaalinta Soomaaliya ay uga jirto dalalka Milliteriga ugu Awoodda badan Qaarada Afrika

0
Hay’adda Global Fire Power (GFP) oo Xarun Dhexe ku leh magaalladda Virgin ee Gobalka Utah ee dalka Maraykanka waxay soo saartay Warbixin Sanadeedka 2023...

Dal Carbeed oo ku dhawaaqay in kalabar uu ka cafinayo deynta uu ku leeyahay...

0
Dowladda Iraq ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ka cafin doonaan kala-bar Lacagihii ay Dowladda Iraq ku lahayd ee la bixiyey xilligii uu Talada dalkaasi...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay sababta uu ku diiday saxiixa War-Murtiyeedkii Shirkii Madasha ee...

0
Madaxweynaha Puntlaand Saciid  Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay  ka hadlay sababihii keenay in Puntland  aysan ka qaybgelin saxiixa Qodobada War murtiyeedkii laga soo...

Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay

0
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa...

Maraykanka oo Xabsiga ka sii daayay mid ka mid ah Basaasiintii ugu halista badnaa...

0
Dowladda Maraykanka ayaa xabsiga ka sii daysay mid kamid ah basaasiintii ugu halista badna abid ee soo mara dunida. Ana Montes oo ah 65 sano...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Masar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa manta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho, iyaga oo...

Madaxtooyada oo ka hadashay wararka sheegaya inay wada-hadallo soo codsadeen Al-Shabaab

0
Kadib markii shalay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim uu goob fagaaro ah ka sheegay in Al-Shabaab ay soo codsadeen in wada-hadallo lala...

XULASHADA