KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

12

Barnaamijka Todobaadlaha  ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada  Maanta ayaan ku eegi doonaa,isbedelka Cimilada iyo saameynta ay ku leedahay Beeraha oo ah kii 41 aad.

ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 02/7/2023 Barnaamijkani oo ah kii 41aad ee isbedelka Cimilada iyo saameynta ay ku leedahay Beeraha,dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA