Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Belgium-ka
rgeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Madasha Bani’aadannimada Yurub (European...
Wararkii ugu dambeeyey Dadkii ku geeriyoodey Roobkii xaley ka da,ay Baardheere(SAWIRO)
Roobab culus oo mahiigaan ah oo watey daadad xoog leh kana da,ay degmada Baardheere fiidnimadii xaley ilaa saqdii dhexe ayaa geystey khasaarooyin kala duwan...
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada Libya oo dib loogu soo celiyay Soomaaliya
11 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku dhibaataysnaa xabsiyada dalka Libya ayaa maanta dib loogusoo celiyay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guulaystay...
Faahfaahino kasoo baxaya iska hor imaad ka dhacay Dayniile + Khasaaraha
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor imaad xalay ka dhacay gudaha degmada Dayniil ee gobolka Banaadir, kaas oo...
Bannaanbax ka socda Magaalada Nairobi & Ciidamada oo adeegsanaya Sunta dadka ka ilmeey siisa
Waxaa Maanta meelo kamid ah dalka Kenya ka billaawday Bannaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan taageerayaasha Hoggaamiyaha Mucaaradka dalkaas Raila Odinga oo ka careeysan doorashadii...
Somaliland oo War cusub kasoo saartay dagaalka Magaalada Laas-Caanood
Guddigii Golaha Wakiillada Somaliland u saaray xaaladda Laascaanood ayaa Maanta soo saaaray qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Las-Caanood, kuwaas oo u baahan...
Dab khasaare hantiyeed geystay oo maanta ka kacay Suuq Bacaad
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dab khasaare hantiyeed geystay oo saaka ka kacay Suuq Bacaad oo ku yaalla degmada...
Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Xamza iyo safiirka dalka Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Mukhtaar...
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Safiirka Talyaaniga?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka...
Weerar Qarax ku bilowday oo ka dhacay degmada Baardheere iyo faah faahin laga helayo
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar qarax ku billaawday oo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Xerada Dhibowda ee...

















