Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 27-07-2023

56

Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Sidee loo kordhin karaa tacbashada Beeraha si looga maarmo dalaga nooga yimaada dalka dibaddiisa?

Mahadsanidiin

Cabduqaadir Jakaarta -SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA -SOMA