MD Xasan Shekh” Mardhow waxaa la arki doonaa Shaqsiyaad waaweyn oo musuq maasuq Maxkamad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee...
Wareysi:Maamulka Gedo International University oo ka warbixiyey Xaalada Waxbarashada ee ka socota Jaamacadda.
Jaamacadda Gedo International University oo ah Jaamacadii ugu horeysay ee si rasmi ah looga hergeliyo Gobolka ayaa waxaa la aasasey Sanadka markii uu ahaa...
Cabdiweli Gaas: Madaxweyne Xasan Sheikh waa inuu u tagaa reer Hiiraan oo ka dhegaystaa...
Raysal wasaarihii hore Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay Dowladda federalka Soomaaliya in ay wax ka...
Ciidamada Kenya oo xiray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa habeenkii labaad ku hoyday saldhiga degmada Mandheera, kadib markii Isniintii lagu xiray Koontaroolka Basaska.
Sida ku cad...
Maxkamada gobolka Maroodijeex oo xukun ku riday wariye Bushaaro Baanday
Maxkamada Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa xukun 1 sanno oo xadhig ah oo ay iibsan karto ku riday wariye Bushaaro Cali Baanday, oo loo...
Ciidamada dowladda oo u jiheystay degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa u jiheystay xoreynta degmooyinka Ceelbuur, Wabxo iyo Galhareeri ee Gobolka Galgadud, halkaas oo 10-kii sano ee...
Wareysi:Xuseen Biikoole oo sheegay in ay wadaan Qorshayaal Wadooyinka bur bursan la saari doono...
Xuseen Maxamed Cabdile(Biikoole) oo ka mid ah Qurba joogta ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka iyo Galgaduud ee degan Dalka Ingiriiska ayaa Guddi uu ka...
MD Xasan Shekh” Mardhow waxaa la arki doonaa Shaqsiyaad waaweyn oo musuq maasuq Maxkamad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee...
Maamulka Koonfur Galbeed oo faray shacabka degaanadooda inay isaga fogaadaan xeryaha Shabaabku ku sugan...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay duqaymihii is daba jooga ahaa ee laga fuliyay deegano katirsan Koonfur Galbeed, kuwaas oo lagu dilay horjoogayaal...
Somaliland oo sheegtay in lasoo weeraray ciidamadeeda ku sugan Sool
Somaliland ayaa sheegtay in isbahaysi argagixiso ah, maleeshiyaad, iyo ciidamada Puntland ay soo weerareen ciidamadeda ku sugan gobolka Sool.
Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaarada Gaashaandhiga...


















