Abaabul dagaal oo ka dhan ah SSC oo ka socda duleedka gobolka Sool

41

Wararka ka imaanaya gobolka Sook ayaa sheegaya in Abaabulka dagaal  ka socda Degaanka  Oog oo ka tirsan gobolkaas.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidadamada Militariga Soomaaliya oo kaashanaaya Ciidamo Dergaanka ah oo aad u hubeysan  dhaqdhaqaaqyo ay ka bilaabeen  degaanka Oog kuwaas oo qorsheynaya sidii a u weerari lahaayeen Fariisimaaga Ciidanka SSC ay uga sugan  gobolkaa Sool..

Sidoo kale ‘Ciidamada SSC-Khaatumo ayaa ayaa iyagana  ku sugan degaanka Guumeys  ilaa 10 kiiloomitir u jra degankaa OO gee gobolka Sool  waxana wararku ay sheegayaan in ay u diyaarsan yihiin sidii ay Uga hortagi lahaayeen lahaayeen  Abaabulka dagaal  ee ay wadaan Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka.

 

25ka bishii ogoosto  ee sanadkan ayaa Ciidamada Soomaaliland khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu soo gaarsiiyay weerar ka dhacay Saldhigyadii ay ku lahaayeen Gooja cadde iyo Maraaga sidoo kale kalena Gaadiid dagaal iyo Maxaabiisna looga qabtay dagaalkaas.