Hay’adda NISA oo xirtay Suufiyaan Taakeeye oo ku eedeysan inuu faafinayay afkaar xagjirnimo ah

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, (Taakeeye) oo lagu eedeeyay inuu faafinayay afkaaro xagjirnimo...

Hantida Trump ee New York oo la xayiray xilli uu Maxkamad hortagay

0
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla magaalada New York Isniintii, halkaas oo garsooraha maxkamaddaasi uu gacanta ku...

Shirka Arrimaha Bani’aadannimada oo ka furmaya Magaalada Baydhabo

0
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed...

Xubnaha mucaaradka Koonfur Galbeed oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho

0
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Koofur Galbeed ayaa weli dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kulamo ka wada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo looga hadlayo xaaladda maamulkaasi. Xubnaha...

Hoobiyeyaal khasaare geysatay oo lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

0
Dadka ku nool degmooyinka Kaxda, Wadijir iyo Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa saakay aroortii hore mar qura kuso toosay dhawaqa madaafiic ku dhaceysa qaar...

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo racfaan ka qaatay xukunnadii maxkamadda gobolka Banaadir

0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ayaa racfaan ka qaatay xukunnadii maxkamadda gobolka Banaadir kasoo baxay, kaasoo dambi loogu waayay qaar kamid ah masuuliyiintii...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Siyaasiyiinta Mucaaradka KGS?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada...

Jigjiga : Jeel Ogaden oo loo aqoonsaday inuu yahay goobtii tacaddiyadii ugu badnaa ay...

0
Komishinka Baadhista Tacadiyadii ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida oo booqday Jeel Ogaden oo ahaa Xabsi weyn oo ku yaalay magaalada Jigjiga, ayaa ka hadlay...

Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil toogasho ah ku riday rag...

0
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil toogasho ah ku riday laba nin oo la sheegay...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyay qaraar lagu dalbanayo in dastuurka la Furo

0
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ansixiyay soo jeedintiii xildhibaanada Gobolka Awdal ee ay ku dalbanayeen in dastuurka la furo. Qodobadii ay soo saarreen khamiistii xildhibaanadda gobalka...

XULASHADA