Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil toogasho ah ku riday rag...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil toogasho ah ku riday laba nin oo la sheegay...
Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyay qaraar lagu dalbanayo in dastuurka la Furo
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ansixiyay soo jeedintiii xildhibaanada Gobolka Awdal ee ay ku dalbanayeen in dastuurka la furo.
Qodobadii ay soo saarreen khamiistii xildhibaanadda gobalka...
Wararka Wararkii Ugu dambeeyay Magaalada NewYork oo xaalad degdeg ah looga dhawaaqay
aalad degdeg ah ayaa lagu soo rogay magaalada New York iyadoo duufaano xooggan ay keeneen daadad waddooyinka xiray.
Qaar badan oo ka mid ah nidaamyada...
Dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo taageeray in 90-maalmood dib loo dhigo bixidda ATMIS
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in muddo hal bil ah dib loo dhigay dhimista 3,000 askari oo ka tirsan ciidamada Midowga...
Golaha ammaanka oo muddo hal bil ah dib u dhigay dhimista ciidanka ATMIS
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in muddo hal bil ah dib loo dhigay dhimista 3,000 askari oo ka tirsan ciidamada Midowga...
Dhurwaayo weerar kusoo qaaday shacabka tuulo u dhow Gaarisa
Dadka ku dhaqan Tuulada Faafi, oo qiyaastii 70 KM u jirta magaalada Gaarisa ee gobolka woqooyi bari ee dalka Kenya, ayaa ka cabanaya weerar...
Sweden oo ku hanjabtay inay deeqaha ka goosaneyso Dowladda Soomaaliya
Bishii May ee sanadkan 2023-ka, Wasiirada Wasaaradaha Horumarinta Iskaashiga iyo Socdaalka ee dalka Sweden waxay si wadajir ah Qoraal ugu direen Dowladda Federalka Somalia,...
Madaxda Maamul goboleedyada oo shir qarsoodi ah ku yeelanaya Kenya
Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegaya in inta badan madaxda maamul goboleedyada ay haatan ku sugan yihiin magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaasi.
Ilo...
Mareykanka oo beeniyay inuu taageeray joogitaanka ciidamada ATMIS
Dowladda Mareykanka ayaa beenisay wararka sheegaya inay taageertay sii joogitaanka Ciidamada ATMIS, oo la filayo inay dalka Soomaaliya isaga baxaan ugu dambeyn bisha Dec...
Booliiska Baledweye oo sheegay iney dad u soo xireen qarxii Ismiidaaminta ahaa ee Baledweyne...
Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baledweyne ayaa shaaca ka qaaday in qaraxii ka dhacay Baledweyne 23-kii bishaan loo soo xiray askari ka tirsan ciidanka dowladda.
Taliyaha...


















