Banaanbaxa lagu xasuusanayey Qarixii Soobe2 oo maanta Isgoyska Zoobe ka dhacay

44

Maanta waxa amagaalada Muqdiaho ka fhacay banaanbax loogu baroor diiqayey 29 October oo ah maalinti qarixi Zoobe 2 uu dhacay sannadki 2022.

banaanbaxa oo ay soo abaabushay xukuumadda Federaalka aya awaxaa ka qayb galay wadiiro ka tirsan cukuumadda RW Xamse Cabdi Barre iyo shacab lasoo abaabulay.

isla bishaan 14 October ayaa sidaan oo kale waxaa isla Zoobe ka dhacay qarax loogu baroor diiqayey qarixii Zoobe 1 ee 2017