Midowga Afrika oo taageeray in saddex bilood la hakiyo bixitaanka 3,000 askari oo ATMIS...

0
Midowga Afrika ayaa taageeray codsigii dowladda Soomaaliya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ahaa in muddo saddex bilood ah la hakiyo bixitaanka...

Raysal wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo

0
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), kaasoo Muqdisho ku tagay casuumaad rasmi...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka Digtay khatarta ka dhanlan karta Fatahaadaha Webiyada & Daadadka Roobka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda a Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la xiriira...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaalo khasaaro badan geystay oo ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo galinkii dambe ee shalay ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka...

Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay magaalada Baledweyne

0
Kooxo hubeysan ayaa Xalay Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku Dilay ganacsade Xasan Xaaji Daahir oo Ka mid ahaa ganacastada sida weyn looga...

Faahfaahino kasoo baxaya diyaarado dagaal oo duqeymo ka geystay gobolka Gedo

0
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay Xalay duqeymo ka geysteen deegaano dhowr ah oo ka tirsan degmada Ceel waaq. Deegaanada...

Puntland oo sheegtay in doorashada madaxweynaha lagu galayo qof iyo cod

0
Wasiirka warfaafinta ee maamul goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ku adkaystay inay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah bisha January ee 2024. Wasiirka ayaa...

Shir looga hadlayo Xaaladaha Bani’aadanimo ee dalka, oo ka Fumay Magaalada Baydhabo

0
Ra’isulwasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ah Koonfur Galbeed waxa uu ka daahfuray Shirka...

Kenya oo shaacisay xiliga ay cidamadeeda ka baxayaan Soomaaliya

0
Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Ducaale ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay dalka uga bixi doonaan...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Addis Ababa uga qeybgalay Shirka Wasiiradda Maaliyadda Geeska Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay shirka 18-aad ee...

XULASHADA