Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

32

Barnaamijka 4aad  ee oo Maanta aan ku eegi doono, Habka wanaagsan ee wax beerashada,Beerashada Dalagyada Khudaarta, mowduuca ayaan uga hadli doonaa,Barnaamijka Maanta ayaan waxaa ku soo qaadan doonaa Isticmaalka Cunnista Khudaarta oo jirka Bini,aadamka muhiim u ah.

waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;30 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 7/1/2024,Barnaamijkani oo ah kii 4aad ee. Habka wanaagsan ee wax beerashada,Beerashada Dalagyada Khudaarta,

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 4AAD EE BARASHADA HABKA WAX BEERISTA EE WAX BEERISTA