Maamulka Waqooyi Bari oo sheegya in ay socdaan waanwaan iyo dadaallo lagu dejinayo colaadda...
Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegay in xaaladda deegaanka Ari-Caddeeye ay haatan deggen tahay, isla markaana ay socdaan dadaallo iyo waanwaan lagu dejinayo xiisadda...
Isfaham hordhac ah oo laga gaaray wadahadallada doorashada Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in isfaham hordhac ah laga gaaray wadaxaajoodyo maalmo socday oo u dhexeeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye...
Guddoonka Labada Aqal oo Ka Shiray Diyaar-garowga Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS)....
Sarkaal ka tirsan Xuutiyiinta Yemen oo ka digay waxa uu ku sheegay “joogitaan Israa’iili...
Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Xuutiyiinta ee ka taliya qaybo ka mid ah Yemen ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay joogitaan Israa’iili...
Soomaaliya oo soo dhoweysay heshiiska Mareykanka iyo Iiraan, kuna ammaantay dadaallada Trump ee nabadda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay isfahamka ay gaareen Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo gacan ka geysan karta yareynta...
Ra’iisul Wasaarahii Ingiriiska Keir Starmer oo Is Casilay Kadib Guuldaraddii uu Xisbigiisu La Kulmay
Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Keir Starmer, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilayo xilka Ra’iisul Wasaaraha iyo hoggaanka Xisbiga Shaqaalaha, kaddib bilo...
Somaliland oo amartay in ajaanibta sharci-darrada ah ay 10 cisho gudahood kaga baxaan deegaannadeeda
Xukuumadda Somaliland ayaa ku amartay dhammaan ajaanibta sida sharci-darrada ah ku jooga deegaannadeeda inay muddo 10 cisho gudahood ah kaga baxaan, iyadoo tallaabadan ku...
Maraykanka iyo Iiraan oo Ku Heshiiyey Qorshe 60 Maalmood Gudahood Lagu Gaadhayo Heshiis Kama...
Dowladda Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku heshiiyey qorshe lagu gaadhayo heshiis kama dambays ah muddo 60 maalmood gudahood ah, kadib...
Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo Muqdisho uga shiraya xoojinta isku-duwidda amniga
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka Wadatashiga Amniga ee labada heer ee dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada...
Guddoomiye Sacdiya oo ku Baaqday in si Deg deg ah loo soo afjaro Colaadda...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaal beeleedyada...


















