Iiraan oo ku eedeysay Taliska Dhexe ee Mareykanka amni darrada Bariga Dhexe
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbaas Caraqji, ayaa bayaan uu soo saaray kaga jawaabay war-saxaafadeedkii ugu dambeeyay ee Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka ee...
Booliska Soomaaliya oo gubay Maandooriyeyaal lagu qabtay Dekedda Muqdisho
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay maandooriyeyaal kala duwan oo lagu qabtay Dekedda Muqdisho, kuwaas oo lagu qiyaasay qiimahoodu inuu ka badan yahay 20...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay amniga iyo iskaashiga gobolka
Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud oo booqasho shaqo ku jooga Itoobiya ayaa maanta kulan la yeeshay raysal wasaare Abiy Ahmed, iyadoo labada hoggaamiye ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Midowga Afrika oo kawada hadlay Doorashooyinka iyo maalgelinta AUSSOM
Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Midowga Afrika, Selma Malika Haddadi, ayaa sheegtay inay kulan la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo wakiil...
Mahad Salaad oo odayaasha dhaqanka ugu baaqay in la joojiyo colaadaha Galmudug
Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo tagay magaalada Caabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku...
SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya
Baydhabo – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...
Somaliland: Israa’iil iyo Falastiin diin iskuma hayaan ee khilaaf dhul ayaa ka dhexeeya
ukuumada Somaliland ayaa sheegtay in waddamada Israa'iil iyo Falastiin anay diin isku hayn, lakiin khilaaf dhul uu ka dhexeeyo, sidaas ay tahayna waddamada Islaamku...
Booliska Soomaaliya oo sheegay inay qabteen 10 eedeysane, kuna dhawaaqay howlgal ka dhan ah...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 10 qof oo lagu eedeeyay inay baraha bulshada ku faafinayeen wax ay ku tilmaameen "dhaqan...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, xilli wada-hadallo ku saabsan doorashada Galmudug ay marayaan...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo la filayo...
Liibiya oo soo rogtay xayiraado cusub oo Soomaalida saamenaya
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Liibiya ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu adkeynayo xeerarka gelitaanka muwaadiniinta ka soo jeeda Sudan, Eritrea, Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo...


















