Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirrada

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirrada, sida lagu sheegay wareegto goor dhowayd kasoo baxday madaxtooyada...

Mareykanka oo shaaca ka qaaday qorsheyaal lagu xoojinayo isbaheysiga milateri ee Soomaaliya

0
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday qorsheyaal lagu xoojinayo isbaheysiga milateri ee ay la leeyihiin dalalka Afrika, kaddib kulan ay la qaateen...

Wasaarada Awqaafta XFS oo sheegtay in Lacagihii laga soo celiyay Shirkadihii laga soo kireeyay...

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka hadlay munaasabad lagu doo xirayay Waqtiga  Xajka oo lagu qabtay magaalada Makka...

Odoyaal iyo Waxgarad ku shirey Gobolka Gedo oo ugu baaqey DF ee Soomaaliya inay...

0
Mudooyinkii ugu dambeeyey Diyaaradaha Ciidamada Kenya ayaa waxay Duqeymo ka geysanayeen degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo,duqeymahaasi oo si joogta ay ugu dhacayey,islamarkaana beegsaneyey goobaha...

Mas’uuliyiin loo heysto Musuq maasuq oo Maanta Maxkamad la horkeenay

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Maanta la horkeenay Afar Mas’uul oo katirsanaa hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya, kuwaas oo Xeer Ilaalinta Qaranka...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 20-07-2023

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Wasiirka ganaciga Soomaaliya: Cidda ugu horraysa oo aan wax siinayo waa qarabadeyda

0
Wasiirka ganacsiga xukuumadda federalka Soomaaliya, xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa si cad u sheegay fursad walba oo shaqo ah oo kasoo baxda wasaaraddiisa...

Maxamuud Sayid oo kulan Degmada Luuq kula qaatey Laamaha Amniga yo Saraakiisha ATMIS-ETHOPIA

0
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga guud ee Gobolka Gedo oo...

Hay’adaha gargaarka ee ka shaqeeya Soomaaliya oo walaac weyn ka muujiyay ka bixitaan Ruushka...

0
Hay'adda caalamiga ah ee Badbaadinta  (IRC) ayaa waxay si weyn walaac uga muujisay ka bixitaanka Ruushka ee heshiiska Hadhuudhka soo mara Badda Madow, taasoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Jowhar

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jowhar , iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe...

XULASHADA