Baarlamaanka cusub ee Puntland oo maanta lagu wado in la shaaciyo
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta baarlamaanka Puntland, oo uu maanta waajibaadkoodu ku eg yahay, ayaa lagu wadaa inay shaaciyaan liiska xildhibaanada baarlamaanka cusub ee...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Barashada habka fiican ee wax beerista.
Barnaamijka 3aad ee oo Maanta aan ku eegi doono, Habka wax beerashada fiican,Diyaarinta Dhulka iyo goosashada Tacabka todobaad kastana mowduuc ayaan uga hadli doonaa,Barnaamijka...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Barashada habka fiican ee wax beerista.
Barnaamijka 3aad ee oo Maanta aan ku eegi doono, Habka wax beerashada fiican,Diyaarinta Dhulka iyo goosashada Tacabka todobaad kastana mowduuc ayaan uga hadli doonaa,Barnaamijka...
Akhriso:- Warmurtiyeedka wada-hadallada DFS & Somaliland
War-murtiyeed ayaa ka soo baxay Wadahadalladii Jabuuti uga socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.
Deni oo kasoo horjeestay Go’aanada kasoo baxay Isimada Dhaqanka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa siweyn uga soo horjeestay Go’aankii xalay ka soo baxay isimada dhaqanka Puntland ee lagu go’aamiyay in...
30 kamid ah Isimmada Puntland oo sheegay in doorashada lagu galo 49 xildhibaan, soona...
30 kamid ah Isimmada Puntland oo xalay Garowe ku shiray, ayaa soo saaray go’aan ku saabsan in la ixtiraamo go’aankii Isimmadda SSC- Khaatumo ay...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo taageeray in doorashada Puntland lagu galo 49 xidhibaan
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo dhoweeyay go’aankii isimmada SSC- Khaatumo, kaasoo ahaa in aysan soo xuli doonin 17- ka xidhibaan...
Puntland oo si adag dhaliishay wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland uga Furmay Jabuuti
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka horyimid wadahadalo dalka jabuuti ugu furmay Shalay galinkii dambe madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha...
Tartanka Kubadda Cagta Dowlad Goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo Maanta ka furmaya Muqdisho
Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho ee magaalada Muqdisho inuu si rasmi ah uga furmo tartanka Ciyaaraha...

















