Madaxweyne Deni oo si adag u dhaliiyay dowlada Fedaraalka, kana hadlay mowqifkiisa ku aadan...
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Xalay gudaha magaalada Garoowe ku qabsaday xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo uu ku shaacinayay...
Dacwad oogayaasha Turkiga oo dalbaday in 6 sano lagu xukumo wiilka madaxweynaha Soomaaliya
Dacwad oogayaasha dalka Turkiga ayaa diyaariyay dacwad ka dhan ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo dalbanaya in lagu xukumo...
Puntland oo war kasoo saartay labo sarkaal oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo
Taliska ciidanka Booliiska Puntland ayaa shaaciyay magacyada labo nin oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan dil xalay magaalada Gaalkacyo loogu geystay labo sarkaal oo...
Somaliland oo faah faahin ka bixisay kulanka Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar saaka ugu baxay dalka Jabuuti, isaga oo halkaa kula kulmi doona Madaxweynaha Soomaaliya,...
Madaxweynaha SSC- Khaatumo oo sharuudo ku xiray siidaynta maxaabiista ciidamada Somaliland
Madaxweynaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye ayaa sharuudo ku xiray siidaynta maxabiista ciidamada Somaliland ee lagu qabtay dagaaladii ka dhacay gobolka Sool.
Madaxweynaha SSC-...
Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay waddada gasha madaxtooyada Puntland
Ciidamo katirsan kuwa madaxtooyada Puntland oo ka cabanaya mushaar la’aan baahsan ayaa isbaaro dhigtay waddada laamiga ee gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha ee magaalada Garowe.
Ciidamadan...
Xog ku saabsan kulan Muqdisho ku dhex-maray Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Shir saacaddo badan qaatay oo shalay galinkii dambe Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiin horey xilal sare uga soo...
Raysal wasaaraha Israa’iil oo ku hanjabay iney sii xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah Xamaas
Raysal wasaaraha dalka Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa si cad u sheegay in maamulkiisa uu sii xoojin doono dagaalka ay kula jiraan Ururka Xamaas ee...
Burcad badeedda Soomaalida oo afduubtay dooni kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen
Burcad badeedda Soomaalida ayaa la rumeysan yahay inay qaadeen weerarkii afraad oo lagu qaado maraakiibta iyo doonyaha ganacsiga muddo bil gudaheed ah.
Hay’adaha ammaanka ayaa...
Xamaas oo ka hadashay dadka xerada qaxootiga ee Marinka Qasa lagu laayay
Wasaaradda caafimaadka ee Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka gaysteen xerada qaxootiga ee Al-Maghazi oo ku taalla...


















