Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 15-02-2024

16

Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Sidee loo yareyn karaa dilalka macno darrada ah ee xilligaan ka socda Soomaaliya, dowladda Soomaaliyana maxaa looga baahan yahay?

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE TODOBAADKAN