Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 22-02-2024

13

Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Yaa looga baahan yahay inay ka hortagto dilalka naxdinta leh ee waayadii dambe kusoo badanaya dalka Soomaaliya?

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE TODOBAADKAN