DF oo shaacisay sababta ay diyaaradda Ethiopian Airline uga celisay Hargeysa
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa Hawada Jamhuuriyadda Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airline oo ku socotay Magaalada hargeysa.
Ujeedka loo celiyey Diyaaradda...
Siyaasiyiin iyo madaxdii hore ee Soomaaliya oo digniin u jeediyay dowladda Itoobiya
Siyaasiyiin iyo madaxdii hore ee Soomaaliya ayaa soo saaray bayaan ay ku muujinayaan taageerada iyo garab istaaga ay la garab taagan yihiin dowladda Soomaaliya...
Itoobiya oo sheegtay inay la kulmayso cadaadis ka dhan ah heshiiska ay Somaliland la...
Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijiyay in Addis Ababa ay wajaheyso cadaadis caalami ah oo ku wajahan in ay ka noqoto heshiiskii is-afgaradkii ay la gashay...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ka hadley Shaqaaqadii ka dhacdey degmada Garbahaarey
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ee Degmada...
Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed oo goordhaw dib ugu laabtay Baydhabo
Ciyaartooyda maamulka Koonfur Galbeed ee qeybta ka ahaa tartanka Kubadda Cagta maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa saakay dib ugu laabtay magaalada Baydhabo,...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista
Barnaamijka 5aad ee oo Maanta aan ku eegi doono, Barashada Xirfada wanaagsan ee Habka Wax Beerashada,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa...
Xukuumada Somaliland oo sheegtay in diidmada Soomaaliya aanu u istaagi doonin heshiiska Itoobiya
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya aanu u istaagi doonin diidmada ay dowlada federaalku ka muujisay.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland...
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo soo dhaweeyay heshiiskii is afgarad ee ay wada gaareen Itoobiya...
Xukuumadda Dowlad degaanka Soomaalida ayaa marki ugu horreysay ka hadlay heshiiska is afgarad ee dhinaca badda ah, kaas oo horaantii bishan ku dhex maray...
Maraykanka oo soo dhoweeyay shir madaxeedka IGAD ee xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay shir madaxeedka IGAD oo dhici doona 18-ka bishan Janaayo, kaasoo looga hadli doono heshiiskii Itoobiya ay la gashay Somaliland.
"Waxaan...
Ciidamada Amaanka degmada Jalalaqsi oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan dilka Xaaskiisa
Ciidamada amaanka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameyeen xaafadaha degmadaas kusoo qabtay nin la sheegay inuu dilay Xaaskiisa.
Eedeysanaha...


















