War cusub oo kasoo kordhay ninka baxsadka ah ee gubay xaaskiisa

0
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa war cusub kasoo dhacdadii argagaxa lahayd ee ka dhacday Muqdisho, taas...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

0
Barnaamijka 8aad  ee oo Maanta aan ku eegi doonaa Xilliga ku haboon Waraabka iyo hagaajinta Dariiqada Farsamada ugu hagaagsan ee Waraabka ,waxaana idiin soo...

Duqa magaalada Muqdisho oo kafaala qaaday nolosha caruurta hooyadood lagu gubay Muqdisho

0
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ah duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa booqasho ku tagay gurigii dhawaan lagu gubay Luul Sheekh Cabdicasiis oo...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo u rogay khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya mid heer...

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u soo jeediyay Itoobiya iyo Soomaaliya inay khilaafkooda xal ka gaaraan IGAD iyo AU, sidaas waxaa shaaca ka...

Xildhibaanada BF oo ka hadlay kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta si adag uga hadlay kiiska gabadhii ninkeeda uu ku gubay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Inta badan xildhibaannada ayaa...

Midowga Afrika oo war cusub kasoo saaray dhimista ciidamada ATMIS

0
Wafdiga Midowga Afrika ayaa shalay soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo shan maalmood qaadatay oo ay ku joogeen caasimada Soomaaliya, iyagoo u kuurgalay dhameystirka xilliga kala guurka...

Xukuumada Somaliland oo mucaaradka ku eedaysay in ay isticmaalayaan siyaasad qabiilaysan

0
Xukuumada Somaliland ayaa xisbiyada mucaaradka ku eedaysay in ay nidaam qabiil ku raadiyaan kursiga madaxweynaha. Wasiirka Arrimaha Guddaha ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa mucaaradka ku...

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogolaaday inuu ku noolaado Mareykanka ku dhawaad hal...

0
Ku simaha agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Dhaqangelinta Canshuuraha ee Mareykanka (ICE), Patrick Lechleitner, ayaa shaaca ka qaaday in xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ku wareejisay maamulka gobolka Gedo

0
Munaasabadd Kooban oo ka dhacday Baqaarka Hay’adda SoDMA,  ayaa maanta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle waxa uu shixnad raashin iyo...

NISA oo shaacisay in si rasmi ah hawada uga saartay Website-yadii ugu waa weyna...

0
Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay ku dhawaad 20 Website oo ay sheegtay iney ka xirtay kooxda Al-shabaab. Website-yada NISA...

XULASHADA