Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Magaalada Buurhakaba ee Gobolka Bay
Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa si rasmi ah uga baxay magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay, kaddib in...
Xildhibaannada mucaaradka oo sheegay inay go’aanno ka soo saari doonaan dowladda
Xildhibaanno ka tirsan mucaaradka ayaa sheegay inay si adag uga soo horjeedaan doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xilli ay dood ka...
Israa’iil oo sheegtay inay xoojinayso xulafada Somaliland, Giriigga, Qubrus iyo Imaaraadka
Wasiirka Arrimaha Qurba-joogta Israa’iil, Amichai Chikli, ayaa sheegay in dalkiisu u baahan yahay inuu sii xoojiyo xulafada Somaliland, Giriigga, Qubrus iyo Imaaraadka Carabta, xilli...
Liibiya oo dalkeedi kasoo tarxiishay 14 muhaajiriin Soomaali ah
Hay’adda La-dagaallanka Socdaalka Sharci-darrada ah ee bariga Tripoli ayaa dalka Liibiya ka tarxiishay 14 muhaajiriin Soomaali ah, kuwaas oo ku jiray mid ka mid...
Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka amarqaata dowladda...
Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla degaanka Carmo ee gobolka Bari, halkaas oo ay hore u deggenaayeen...
Kenyan court sentences Al-Shabab member to 115 years over terrorism offences
NAIROBI – A Kenyan court has sentenced an Al-Shabab member to a total of 115 years in prison after convicting him of seven terrorism-related offences.
Ibrahim...
Madaxweyne Deni oo gaaray Gaalkacyo kadib markii uu ka adkaaday Ciidankii PSF
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono qaybaha kala duwan ee...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka baxday...
Dalalka ciidamada ku biiriya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa walaac ka muujinaya in khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya uu caqabad...
Madaxweynaha Somaliland oo dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay farogalin ku hayso Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka baxday heshiisyo laga gaadhay wada-hadalladii muddo dheer u dhexeeyay Somaliland iyo...
Weerar Xuutiyiintu ku qaadeen koonfurta Sacuudiga oo khasaaro ka dhashay
Weerar ay Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen koonfurta Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo warramayaa inuu dhaawacay 11 qof oo rayid ah, iyadoo Riyadh ay ka...


















