DFS oo shaley saraakiil ciidan geysay Beledxaawo ee Gobolka Gedo.

0
Taliyaha Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Cismaan Xaaji, oo bilooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho, ayaa shaley laga dejiyay garoonka...

SoDMA iyo UK oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Diyaar-garowga Soomaaliya ee Musiibooyinka

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK), Chris Pycroft. Kulanka ayaa looga...

Puntland oo madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeysay inuu abaabul colaad iyo fidno ka abaabulayo...

0
Puntland ayaa madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku eedeysay inuu wado abaabul ay sheegtay in lagu abuurayo colaad iyo qalalaase amni oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in dowladda Federaalka aysan cidna colaad ku ahayn

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Federaalka aysan cid Soomaali ah u hayn colaad, isagoo xusay in khilaafaadka siyaasadeed ee jira...

Axmed Madoobe oo kulamo siyaasadeed oo muhiim ah ka wada Nairobi

0
Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles, Sebastian Groth. Kulanka ayaa lagaga...

Maxkamadda racfaanka Gobolka Banaadir oo xorriyaddeeda u soo celisay Sacdiya Bajaaj

0
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xorriyaddeeda u soo celisay Sacdiya Macallin Cali, oo loo yaqaan Sacdiya Bajaaj, kaddib markii ay xabsiga ku jirtay...

Africa Gets First Continental Guide on Just Transition Reporting

0
The Federation of African Journalists (FAJ) has unveiled A Practical Guide to Reporting Just Transition in Africa, Africa’s first continental guide dedicated to strengthening...

Janan iyo ciidankiisa oo ku biiray Jubbaland iyo DF oo loogu adkaaday Gobolka Gedo.

0
Taliyihii Nabad sugida ee Gobolka Gedo ugu magacownaa DF Cabdirashiid Janan ayaa saaka la sheegay inuu biiray maamulka Jubbaland, kadib wadahadalo maalmahan uu la...

Taariikh weyn: Omar Artan oo noqonaya garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee garsoora...

0
Garsooraha Soomaaliyeed Omar Abdulkadir Artan ayaa bog cusub ka furaya taariikhda kubadda cagta Soomaaliya iyo Afrika, kaddib markii loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka UEFA...

Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

0
Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho maanta ka dhacday xarunta Golaha Shacabka ee...

XULASHADA