Somaliland oo sheegtay in ay diyaar u tahay in ay saldhiyo ciidan siiso Israa’iil...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in aanu weli jirin joogitaan ciidan oo Israa'iil ama Maraykanku ku leeyihiin Somaliland, balse ay xukuumaddiisu...
SoDMA iyo Culimada Soomaaliyeed oo ka wada hadlay diyaar-garowga fatahaadaha
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar...
Dib u dhac ku yimid doorashada Hirshabelle iyo fashilka guddiga lagu mursan yahay ee...
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay in dib u dhac kooban lagu sameeyay doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golayaasha...
Ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM oo halis ugu jira inay ka baxaan saldhigyada fogfog
Saraakiil iyo diblomaasiyiin reer Galbeed ah ayaa ka digaya in haddii aan la helin ilo dhaqaale oo kale, ciidamada Midowga Afrika ay ku adkaan...
shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay xisaab-xirka miisaaniyadda 2025 iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, iyagoo looga hadlay arrimo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka.
Kulanka oo...
Koofur Galbeed oo soo bandhigtay maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Baydhabo
Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo bandhigay 53 maxbuus oo lagu qabtay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada, kaas oo u dhexeeyay...
Ciidan iyo Saraakiil Somaliland ka tirsanaa oo ku biiray Maamulka Waqooyi Bari
Ciidan iyo saraakiil hore uga tirsanaa Somaliland ayaa la sheegay inay ku biireen Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, gaar ahaan deegaanka Yube ee gobolka Sanaag.
Dhinaca...
Shariif Sheekh Axmed: Dagaalka Baydhabo waa natiijadii ka dhalatay xukunkii Koonfur Galbeed ee xoogga...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya dusha ka saaray mas’uuliyadda dagaalkiii khasaaraha dhaliyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo, isagoo...
Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre: Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga wuxuu galay marxalad cusub oo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu galay marxalad cusub oo ku salaysan iskaashi, dheef wadaag iyo...
Wadahadallada Janan iyo Jubbaland oo ka bilaabanaya Nairobi ee Dalka Kenya
Kulamo lagu dhameystirayo wadahadalladii maalmihii lasoo dhaafay u socday Cabdirashiid Janan iyo maamulka Jubbaland ayaa maanta ka bilaabanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Tallaabooyinkan ayaa...


















