Golaha Wasiirrada oo ka digay khatarta roobabka El Niño, ansixiyeyna heshiisyo caalami ah
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta khatarta roobabka Super El Niño oo...
Xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyay heshiis ay wada galeen Soomaaliya iyo Masar
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiis is-afgarad (MoU) oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, kaas oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada gaadiidka badda...
Maraykanka oo liiska dadka ugu doon-doonista badan ee khiyaanada ku daray nin Soomaali ah
Wasaaradda Caddaaladda ee Maraykanka ayaa Arbacadii ku dartay nin Soomaali ah liiska dadka ugu doon-doonista badan ee dambiyada khiyaanada maaliyadeed ee Hay'adda Baarista Federaalka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka oo isku raacay sii wadista wada-hadallada siyaasadeed
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac, sida lagu...
Maamulka Waqooyi Bari oo aan ka mid noqon deegaannada laga hirgelinayo mashruuca $12 milyan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc caalami ah oo qiimihiisu yahay $12 milyan, kaas oo lagu xoojinayo adkeysiga magaalooyinka ee isbeddelka cimilada, hase yeeshee...
Cali Balcad oo ka hadlay xayiraadda fiisaha Midowga Yurub: “Arrintu kuma xirna eVisa-da Soomaaliya”
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in doodaha lagu xiriirinayo xayiraadda fiisaha ee...
24 weerar oo burcad-badeednimo ah oo saddex bilood gudahood ka dhacay Gacanka Cadmeed
Weerarrada ay burcad-badeedda Soomaalidu ku qaadaan maraakiibta ganacsiga ee maraya Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas ayaa sii kordhaya, sida ay sheegtay Hay'adda Caalamiga ah...
Trump oo sheegay in wadahadalada Iran ay yihiin wakhti lumis, Maraykanka oo weeraro culus...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in heshiiskii xabbad-joojinta ee u dhexeeyay Maraykanka iyo Iran uu "dhammaaday", isaga oo ku tilmaamay wada-hadallada Tehran "waqti...
Trump oo ka hadlay Aaska Hogaamiyahii Dalka Iiraan Cali Khamenei.
Shabakadda wararka ee Axios ayaa soo xigatay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo Sabtidii sheegay in wada-hadalladii nabadda la hakiyay muddo toddobaad ah sababo la...
QM oo qiimeyn ku billowday saameynta go’aanka Mareykanka ee AUSSOM
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay waddo qiimeyn ku saabsan saameynta ka dhalan karta go’aanka Mareykanka ee lagu joojinayo taageerada saadka ee ay Qaramada Midoobay...


















