Ciidamada xoogga oo kala dhex galay maleeshiyaad ku dagaalamay Hiiraan.
                    Ciidamo ka tirsan Kuwa Militariga Soomaaliya ayaa kala dhexgalay beelo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka Kabxaleey oo  ka tirsan Gobolka Hiiraan,  waxaana...                
            Maxay ka wadahadleen Beesha Caalamka iyo guddiyada doorashooyinka?
                    Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan iyo saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa kulan khadka Internet-ka ah waxaa ay kula yeesheen  Guddiyada...                
            Madaxweynaha Puntland oo gaaray Garacad
                    Madaxweynaha maamulka  Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni  oo haatan ku sugan Gaalkacyo, ayaa maanta oo Jimce ah gaaray  degaanka Garacad ee Gobolka Mudug
Wuxuu Madaxweynuhu kormeeray...                
            QM oo sheegtay in malaayiin Soomaali ah ay wajahaan cuno yaraan daran
                    Qaramada Midoobay ayaa sheegtay 3.5 Milyan oo ruux oo ku nool gudaha Soomaaliya, in ay wajahaan xaalad cunno la’aan sababo la xiriira kaalmooyinka binu...                
            Qoorqoor oo Muqdisho soo gaaray iyo u jeedka safarkiisa
                    Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goordhaweyd soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo lagu soodhaweyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Warar hoose...                
            M/weynaha Uganda oo ku hanjabay in Soomaaliya uu kala baxayo Ciidamadiisa
                    Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya kadib markii uu soo cusboonaaday khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...                
            Guddoomiye Filish oo shir guddoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir.
                    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Shirka waxaa goob-joog ka ahaa...                
            Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la qaatay 17-ka xubnood ee golaha deegaanka caasimadda Hargeysa
                    Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay 17-ka xubnood ee golaha deegaanka caasimadda Hargeysa oo ay hoggaaminayaan maayarka iyo ku-xigeenka cusub...                
            Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada maamulkaas
                    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta oo khamiis ah shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo ah kii ugu horeeyay kadib magacaabistii golaha Xukuumada.
Madaxweynaha...                
            R/wasaare Rooble oo Galmudug ka dalbaday inay soo gudbiso guddiga doorashada
                    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka dalbadey Madaxweynaha Galmudug inuu soo gudbiyo guddiga doorashada.
Sida uu ku sheegay warbixin uu soo...                
             
			
















