HOOS KA DHAGEYSO Barnaamijka HAGE 12 Qeybta 6 ee Radio Markabley

24

HAGE waa Waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka Baxa Radio Markabley FM Baardheere,Maalin kasta oo khamiis ah 2.30 Duhurnimo ,Sidoo kale Habeen kasta oo Khamiis ah 8.30 fiidnimo waxaad dhageysataan Barnaamijka oo Rogaal celis ah.

Su,aasha Barnaamijka waana tan: Sidee ayay dawladda, shacabka iyo bulshada rayidka iskaashi dheeraad ah uga yeelan karaan qalalaasaha rabshadaha wata? u soo dir lambarka gaaban ee lacag la,aanta ah 359 Dhammaan fariimaha waa lacag la’aan.