Golaha wasiirada oo ansixiyey guddiga farsamada DF iyo Maamul Goboleedyada ee doorashada

0
Golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la xiriiri hannaanka iyo habsami...

Cabsi laga qabo in webiga Shabeelle uu ku fataho magalada Jowhar

0
Warar aan ka helayno degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe aya waxa ay sheegayaan in ay jirto cabsi laga qabo in webiga uu ku...

Itoobiya oo Masar uga digtay Saldhig Millateri oo ay ka sameysato Somaliland

0
Dowladda Itoobiya ayaa dhiggeeda dalka Masar waxaa ay uga digtay in ay saldhig millateri ka samaysato deegaannada Somaliland, kaas oo Itoobiya ay sheegtay in...

Masar oo shaacisay habka ay ku dhacsaneyso qeybteeda biyaha Nile

0
Madaxweynaha Masar Cabdulfatah Al-Sisi ayaa sheegay in dowladdiisa ay dariiqa wadahadalka u mareyso xiisadda biyo-xireenka Ethiopia, si Masar usoo dhacsato qeybtii ay ka laheyd...

Ururka Taalibaan oo ku dhawaaqay xabad joojin maalmaha Ciidda

0
Ururka Taalibaan ee dagaalka kula jira dawlada Afghanistan ayaa waxa ay ku dhawaaqay in ay bilaabi doonaan heshiis xabad joojin ah, munaasabadda Ciidda awgeed. Xabad...

Taliska AFRICOM oo laga dalbaday in lagala xisaabtamo duqaymo uu ku laayay dad rayid...

0
Mareykanka ayaa waxaa lagu eedeeyey in dad rayid ah uu ku laayay, duqaymaha uu ka fuliyo gobollada Soomaaliya qaar ka  mid ah. Warbixinno dhowr ahaa...

Maxkamadda G/Banaadir oo xukun ku riday Weriye C/casiis Gurbiye

0
-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqday xukunka Tifaftiraha warbaahinta Goobjoog Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye, kadib markii maxkamadda maanta la hor geeyey...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay madaxweyne Qoor Qoor

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo dalbaday in sharci laga soo saaro Maraakiibta sharci darrada uga...

0
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta wax uu ka hadlay sumeynta la sheegay in dawlado ajaaniib ahi ay sumeeyaan biyaha badda Soomaaliya. Wasiirka...

Deni oo amray in la toogto cid kasta oo kasoo horjeeda Puntland

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan doonin in deegaannada Puntland laga dhex sameeyo khalalaaso iyo waxyaabo keeni...

XULASHADA