Golaha Ammaanka oo shaaciyay tirada dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan Soomaaliya

0
Kooxda Daacish ee ku sugan Somalia ayaa la sheegay inay si weyn u wiiqantay kaddib dagaalladii sannadkii hore ay la gashay ciidamada deegaanka Puntland,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeeray Buundada Baardheere

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku...

Sababta Maraykanku Ugu Baahan Yahay Inuu U Aqoonsado Somaliland – Foreign Policy

0
Qormo lagu daabacay majaladda Foreign Policy ayaa ku doodaysa in Maraykanku leeyahay dano istiraatiiji ah oo ay tahay inuu tixgeliyo haddii uu ka fiirsanayo...

Kenya iyo Soomaaliya oo ku heshiiyay fidinta waddada Isiolo-Mandera si Soomaalia loo gaarsiiyo

0
Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la dardargeliyo qorshaha lagu fidinayo waddada isku xirta Isiolo iyo Mandera, taas oo laga sii gudbinayo gudaha...

Soomaaliya oo si adag u Cambaareysay soo noqoshada Burcad-badeedda

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay soo laba-kacleynta burcad-badeednimada ee xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed, iyadoo ku baaqday iskaashi caalami ah oo...

Bannaanbax ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

0
Bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Turkiga ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, iyadoo dadkii ka qeyb galay ay muujiyeen...

Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Dhawaan Laga Filayo Heshiis Siyaasadeed

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda kala saxiixdaan heshiis siyaasadeed oo lagu dhisayo Guddi Hawleedka...

Israa’iil oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Somaliland

0
Golaha Amniga Qaranka Israa’iil ayaa soo saaray digniin cusub oo ku saabsan khataraha amni ee Israa’iiliyiinta iyo Yuhuudda ku wajahan meelaha ka baxsan Israa’iil,...

Mas’uul ka tirsan ICRC oo ka badbaaday isku-day dil oo ka dhacay degmada Baardheere

0
Baardheer,Gedo-Axmed Maxamed Cali, oo ah sarkaal u qaabilsan dhanka amniga dhaqaalaha (Economic Security Field Officer) hay’adda ICRC-da ee gobolka Gedo, ayaa ka badbaaday isku-day...

Madaxa garsoorka Iran oo sheegay in dalkiisu doonayo inuu xiriirka Shiinaha ballaariyo

0
Gholamhossein Mohseni-Ejei, madaxa garsoorka Iran, ayaa sheegay in Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ay si dhab ah u doonayso inay ballaariso xiriirka ay la...

XULASHADA