Soomaaliya oo wajahaysa caqabado cusub oo dhinaca amniga badda ah
Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ka digtay in xeebaha Soomaaliya ay wajahayaan khatar sii kordheysa oo burcad-badeednimo ah, xilli xaaladaha amni ee...
Israa’iil oo taageertay dadaalka Itoobiya ee helitaanka marin-badeedka Badda Cas
Israa’iil ayaa si cad u muujisay inay taageerayso dadaalka Itoobiya ugu jirto helitaanka marin-badeed ku yaalla Badda Cas, iyadoo Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya,...
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland diyaar u tahay in ay Qasa u dirto...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay ilaa 2,000 askari ku biiriso ciidamada caalamiga ah ee...
Guddoomiye Jaamac: “Gubista calanka Turkiga waa ajande shisheeye oo khatar ku ah xiriirka labada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in falalka lagu gubayo calanka Turkiga ee Soomaaliya ay yihiin “ajande shisheeye” oo khatar...
Mareykanka oo duqeeyay maraakiibta shidaalka ee Iran
Ciidamada Maraykanka ayaa weeraray shan markab oo nooca qaada shidaalka oo Iran leedahay, iyaga oo sheegay in tallaabadan ay jawaab u tahay laba weerar...
Wasiir Cali Xoosh oo si adag uga jawaabay hadalo kasoo yeeray Madaxweyne Siciid Deni
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi...
SoDMA iyo FAO oo ka wada hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo fatahaadaha Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka iyo Haweenka ee Koonfur Galbeed, ayaa maanta qaabilay Wakiilka...
Koonfur Galbeed garabka Lafta gareen oo hakisay duulimaadyada taga degmooyinka ay maamusho
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqday in si ku-meel-gaar ah loo hakiyay dhammaan duulimaadyada diyaaradaha ee taga...
Madaxweyne Deni“Heshiis kasta oo naga dhexeeyey Federaalka waa la laalay
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay go’aan siyaasadeed oo cusub oo sii adkeyn kara khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Deni...
Dowladda Soomaaliya oo saraakiil iyo Ciidamo dheeraad ah geysay Magaalada Baydhabo
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo geysay saraakiil iyo ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya xoojinta amniga magaalada, xilli ay kordheen dhaq-dhaqaaqyada milatari ee...


















