Farmaajo oo cambaareeyay weerarkii lagu dhaawacay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan
Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa caafimaad degdeg ah Alle uga baryay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo kamid ah Xildhibaanada...
Maraykanka oo kordhinaya joogitaankiisa militari ee Puntland
Maraykanka ayaa la sheegay inuu kordhinayo hawlgallada cirka iyo joogitaankiisa militari ee Puntland, iyadoo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka ay 3-dii Sebtembar hawlgallo...
Digniin laga soo saaray xiriirka dhaqaale ee u dhexeeya burcad-badeedda Soomaaliya iyo kooxaha argagixisada
Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Cilmi-baarista Badda Soomaaliya, Cabdiraxiin Warsame, ayaa ka digay in shabakadaha burcad-badeedda iyo kooxaha argagixisada ay weli yeelan karaan xiriirro dhaqaale, isagoo...
Sarkaal ka tirsan ICRC ee Gobolka Gedo oo ka badbaaday isku day dil oo...
Baardheere, Gedo: Axmed Maxamed Cali, oo ah Madaxa Hay’adda Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ee Gobolka Gedo, ayaa ka badbaaday isku day...
Duqeyn ka dhacday Doolow oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya
Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in duqeyn loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn lagu beegsaday guriga uu degmadaas ka...
Jubaland oo Turkiga ku eedaysay duqeyn ka dhacday Doolow
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si adag u cambaaraysay duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay xalay ka fuliyeen degmada Doolow ee gobolka...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku qaabilay odeyaasha dhaqanka
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.
Kulanka ayaa diiradda...
UPEACE Somalia announces its new 2026 Masters and PhD degrees programmes
UPEACE Somalia announces its new 2026 Masters and PhD degrees programmes open for enrolment. The higher education degrees provide career-building opportunities for middle and high-level...
Bixitaanka AUSSOM oo Soomaaliya ku riixaya inay dib u eegto kharashaadka amniga
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in waaxda amnigu ay isticmaasho in ka badan 60% miisaaniyadda qaranka, iyadoo dalka uu isku diyaarinayo in ciidamada Soomaaliyeed ay...
Puntland oo bulshada uga digtay saameynta roobabka Deyrta
Puntland ayaa saadaalisay in inta badan deegaannadeeda ay xilli-roobaadka Deyrta ee sannadkan heli doonaan roobab ka badan celceliska caadiga ah, iyadoo digniin laga bixiyay...


















