Maraykanka iyo Faransiiska oo u digay Iran

2
In this May 18, 2021 photo, Secretary of State Antony Blinken speaks during a joint press conference following meetings with the Icelandic Foreign Minister Gudlaugur Thor Thordarson, at the Harpa Concert Hall in Reykjavik, Iceland. Blinken is heading to the Middle East to press the Israelis, Palestinians and regional players to build on last week’s Gaza cease-fire by laying the groundwork for a resumption in long-stalled peace talks. (Saul Loeb/Pool Photo via AP)

Dowladaha Faransiiska iyo Mareykanka ayaa Iran uga digay in wakhtigu gaagaabsi ku dhow yahay si loogu laabton hishiiska Nukliyeerka, iyaga oo wal-wal ka muujiyay cabsida laga qabo howlaha Atoomikada xaasaasiga ah ee Iran wali ku howlan tahay, iyada oo u muuqata in wadahalladu jiitamayaan.

Booqashadiisii ugu horeysy ee Xoghayaha Arrimaha Dibbada Mareykanka Antony Blinken iyo dhiggiisa Faransiiska oo ku baaqay wadashaqayn isu soo dhowaansho dhow oo markale yeelanayaan Paris iyo Washington kaddib afar sannadood oo Donald Trump intii uu xilka hayey xidhiidhkoodu aanu wanaagsaneyn ayaa arriahan Iiraan shir jar’aa’id oo ay wada qabteen kaga hadley.