Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay DFS

9

Dowladda Soomaaliya ayaa Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda Turkiga.

Munaasabad loogu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb-galay Safiirka dowladda Turkiga iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Gashaanndhiga Xukumadda Federaalka ee uu horkacayay Wasiiru-dowlagga wasaaradda Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa