RW Rooble Oo War Kasoo Saaray Heshiiska Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay Maanta gaareen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul...

Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed Oo Ka Heshiiyay Khilaafkii Doorashada Somaliland

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xilgaarsiinta Mahdi Guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay ee ka...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeyb galay dood-cilmiyeed looga hadlayay tamarta.

0
Danjire Cawaale Cali Kullane oo ah safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha. Danjiraha ayaa qudbaddan ka...

RW Rooble Oo Ka Hadlay Kiiska Ikraan Tahliil (48 Saac Loo Qabtay Agaasimaha NISA)

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo Caawa ah ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo NISA shaacisay...

Maxbuuskii lagu qabtay dagaalkii Ciidamada Mareykanka oo isku sharxay Senotar.

0
Maxbuus kii dagaal ee  Mike Durant oo ka mid ahaa Ciidamadii ka soo dagaalamay Soomaaliya sanadii 1993 ayaa ka fakaraya in ay suuragal tahay...

Maraykanka oo cuno qabateyn kusoo rogay xubno ka tirsan Sirdoonka Iraan.

0
Waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay inay cuno qabateyn ku soo rogayso afar xubnood oo ka tirsan laamaha sirdoonka ee dalka Iiraan,afarta qof ayaa la...

Baashe Cawil oo iska casilay xil uu u magacaabay Muuse Biixi.

0
Qoraal uu soo saaray Amb Baashe Cawil ayaa kaga hadlay xilkii uu dhawaan u magacaabay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ahaa Wasiir ku...

Wafdi ka tirsan guddiga doorashooyinka oo gaaray Jowhar.

0
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hir-shabeelle. Guddoomiye Mataan iyo wafdigiisa ayaa...

Muuse Biixi oo aqbalay is casilaadii Amb Baashe mid kale u magacaabay jagadiisii

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa aqbalay iscasilaadii Amb Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilka wasiir ku xigeenka arrimaha dibada oo uu...

M/weyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar

0
Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Hir-shabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar, halkaas oo...

XULASHADA