Wasiirka Amniga Gudaha oo ka hadlay qarixii ka dhacay Muqdisho.

0
War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirkii Amniga Gudaha ee uu magacaabay Ra’iisul iisul Wasaare Rooble ayuu kaga hadlay Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee...

M/weyne Ku-xigeenka Galmudug oo xariga ka jaray dekadda Hobyo.

0
Madaxweyne Ku-xigeenka ahna ku simaha madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray dekadda kaluumeysiga ee hobyo, kadib markii maanta...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddi cusub (Wareegto)

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Baay, isagoo xilka qaadis...

Madaxweyne Deni oo si cad u sheegay in Farmaajo uu hore wareejiyay arimaha doorashooyinka

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee dalka ku soo korortay ayaa ugu baaqay Madaxda in Ra’iisul Wasaaraha fursad u siiyaan...

Maanta oo lasoo gabagabeenayo diiwaangelinta musharixiinta aqalka sare ee G/waqooyi.

0
-Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo diiwaangelinta Xubnaha musharixiinta  Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi (Somaliland). Diiwaangelinta musharixiinta Aqalka Sare ee BFS...

RW Rooble oo ka hadlay Qarixii maanta ka dhacay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay Qarixii maanta ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooska Ceel-gaabta gaar ahaan wadada laga ilaaliyo...

Booliska Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay qarixii ka dhacay Muqdisho

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aaadan Xasan oo warbaahinta kula hadlay muqdisho gaar ahaan goobtii uu ka dhacay qarixii ismiidaaminta ahaa ee Isgoyska Ceel-gaabta...

Gabar ka tirsaneyd Xafiiska RW Rooble oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay qarixii...

0
Dadkii maanta ku geeryooday qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta waxaa ka mid noqotay Hibaaq Abuukar oo ka tirsaneyd Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...

MW Farmaajo oo war kasoo saaray Qarixii ka dhacay Ceelgaabta.

0
adaxweynahasomaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen Muwaadiniintii ku...

Galmudug oo Digniin u dirtay Rag Maleeshiyaad ah oo abaabul wada

0
Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug Cismaan Cali Hudey ayaa ka hadlay abaabul rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah...

XULASHADA