Duqa caasimada dhuusamareeb oo shaqo ka ceerin sameeyay

23

 

Xafiiska Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Duqa caasimada Abdirahman Geedaqorow wareegto kasoo baxday ayaa maanta xilkii looga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii deegaanka Mareergur ee Galmudug.

Guddoomiye ku-xigeenka xilka laga qaaday  ayaa lagu magacaabaa Cabudllahi Cali xalane kaas oo hore si cad u sheegay inuu ku biiray Garabka Ahlusunna, kuwaas oo dhawaan la wareegay Deegaano ka Tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug. iyadoo hadda ay weerar ku yihiin Madaxda Galmudug.