Tigreega oo lagu eedeeyay in ay laayeen dad shacab ah
Dowladda Itoobiya, ayaa ku eedeysay dagaal yahanada mucaaradka Tigreega, iney dileen in ka badan 30 qof oo rayid ah, kuwaasoo ku noolaa waqooyi galbeed...
Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo la aqoonsan waayay oo laga helay Koofur Afrika
Waxaa Xaafadda Delf oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika laga helay Maydka Muwaadin Soomaaliyeed oo ila iyo hadda aan la aqoonsan...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Kuwait
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Kuwait ayaa kulan la...
Xiliga ay dhacayso Doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi oo la shaaciyay
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi (Soomaaliland) Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka...
doowlada-fadaraalka-soomaaliya-oo-wada-taaba-galinta-iyo-diyaargaroowga-ciidamada-badda-soomaaliya
goor ayaa idiin soo gudbin doonaa macluumaadka oo dhameestiran
Dagaal geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magalada Muqdisho
Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay Xaafada 77 oo ka tirsan degmada Dereyniile ee Gobolkan Banaadir, waxaana...
Dr. C/wahaab Sh C/samad oo Kahadlay Arimaha Itoobiya Burburna Kutilmaamay.
Dr Cabdiwahaab Sh Cabdisamad oo ah aqoonyahan kafaalooda arimaha Africa iyo wadamada carabta ayaa sheegay in ay Itoobiya meel halis ah marayso isla markaana...
Xilliga la qabanayo doorashada Xubnaha Aqalka Sare uga harsan Jubbaland oo la shaaciyay
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyay xili ay dhaceyso doorashada Kuraasta ka harsaneyd Aqalka...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer maamul goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay xiliga la qabanaayo doorashada afarta kursi ee ka harsaneyd doorashada kuraasta Aqalka sare ee...
Sweden oo Soomaaliya ka caawinaysa kor u qaadista adeeg-yada Isbitaalada dalka
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Drs Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimadka ku soo dhawaysay Wafdi uu hugaaminayay Agaasimaha guud...
















