Orodyahanno Soomaali Ah Oo Hadal Hayn Ka Dhex Abuuray Warbaahinta Caalamka

0
Qaar kamid ah warbaahinta caalamka ayaa hadal heysaa dhiirigelinta uu Cabdi Nageeye uu u muujiyay Bashiir Cabdi xilli ay ka qeybgalayeen tartanka orodka dheer...

Maxay mucaaradka uga gaabsadeen taageeradii iyo garab istaagii Cabdi Xaashi?

0
Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, Golaha Badbaadinta Qaranka iyo Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa ku keli yeelay dagaalka uu Villa Somalia kula jiro guddomiyaha...

Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya Oo La Fasaxay Iyo Sababta Oo Shaaciyay

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa fasaxday dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda Federaalka iyo kuwa gaarka ah. Qoraal kasoo baxay Agaasimaha guud...

Toogasho Ka Dhacday Mareykanka Iyo Diyaarad Ku Burburtay Minnesotta

0
Sarkaalad ka tirsan Bolis ayaa geeriyootay, mid kalena waa uu dhaawacmay Toogasho xalay ka magaalladda Jikaago ee Gobalka Iliyonis ee dalkaasi. Labada Sarkaal iyagoo dhaawacan...

Dowladda Federaalka Oo Gargaar Deg-Deg Ah Gaarsiisay Maamul Goboleed

0
Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gargaar deg deg ah oo isugu jira Daawo iyo Agabka fayadhowrka maanta gaarsiisay Magaaladda Jowhar ee caasimadda...

RW Rooble Oo Kulan Albaabadu U Xiran Yihiin La’leh Mid Ka Mid Ah Musharixiinta...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda kulan albaabadu u xiran yihiin waxaa uu hoygiisa kula leeyahay mid ka mid ah xubnaha mushariixnta Mucaaradka...

Dowladda Oo War Kasoo Saartay Tallaalka COVID-19 Ee Maanta La Keenay Muqdisho

0
Dawladda Faransiiska ayaa ugu deeqday dowladda Federaalka Soomaaliya 108,000 oo darsin oo tallaalka Cudurka halista ah ee COVID-19 ee AstraZeneca, si loo xoojiyo barnaamijka...

RW Rooble Oo Ka Hor Yimid Wareegtadii Farmaajo Uu Ku Hakiyay Heshiisyada Xukuumadda

0
Iyadoo xalay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo uu wareegto Madaxweyne ku hakiyay Heshiisyada xukuumadda, ayaa waxaa si kulul kaga hadlay arrintaasi...

Suudaan Oo U Yeeratay Safirkii U Fadhiyay Itoobiya

0
Suudaan ayaa u yeeratay safirkeedii u fadhiyay dalka Itoobiya kadib markii ay sheegtay in xukuumadda Addis Ababa ay ka hor timid dadaalladeeda dhexdhexaadinta ah...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro kuwo kalena Magacaabay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xil ka qaadis ku sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku...

XULASHADA