DFS oo markii ugu horeysay ka hadashay arrinta Afghanistan.
Muddo maalmo ah kadib dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay xaalada ka taagan dalka Afghanistan, kaas oo ay xukun kiisa la wareegeen Ururka Taalibaan...
DEG DEG: Habraaca doorashada Golaha Shacabka oo lasoo saaray (Aqriso)
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa goordhowedyd soo saaray Habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee 2020/2021-ka.
Habraaca doorashada golaha shacabka...
Ciidamada Galmudug oo la wareegay saldhiggii ugu weynaa ee Al-shabaab ay ku lahaayeen Mudug
Ciidamadda Daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maantay la wareegay Saldhiggii ugu weyna ee Al-shabaab ay ku lahaayeen aagga deegaanka Shabeelow...
Dadka ku dhintay qalalaase ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Kabul.
Dad goobjoogayaal ah ayaa BBC -da u sheegay in ugu yaraan laba qof oo rayid ah la dilay iyadoo boqolaal qof oo isku dayayay...
Madaafiic lagu weeraray garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.
Faafaahino ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic oo dagaalamayaal katirsan Alshabaab ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Wararka ayaa...
Yuusuf Dabageed oo booqday goobaha loogu talagalay doorashooyinka ee Beledweyne
Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf ayaa maanta Booqday meelaha Loogu Talo galay doorashooyinka ee Magaalada Beledweyne xili ay ka...
Taliska ciidanka xoogga dalka oo ka hadlay ciidamo qabsaday garoonka diyaaradaha Doolow
Col Warfaa, Taliyaha guutada 10-aad qeybta 43aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dib xeryahoodii ugu laabteen ciidamado...
Jubbaland oo war ka soo saartay shaqaaqadii ka dhacday Doolow
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha dowlad goboleedka Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa waxaa uu ka hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday degmada Doolow ee...
RW Rooble Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo U Amba-Baxay Dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Masar.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed...
War murtiyeed laga soo saaray shirkii Muqdisho kaga socday midowga musharaxiinta.
Kulan saddex maalmood socday oo ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Midowga Musharaxiinta ayay kasoo saareen war murtiyeed ku saabsan waxyaabihii kasoo baxay shirkooda.
Midowga Musharaxiinta...

















